10 Scholarship 7 wadan

NEWMASTERSUNDERGRADUATE

11/3/20241 min read

🌍 Ma tahay ama ma taqaan qof danaynaya oo raadinaya fursado deeq waxbarasho. Hadadaba Mastercard Foundation’s Scholars Program waxa uu bixinayaa fursado badan oo aad ka helayso.

Waxbarasho bilaash ah
Tababaro hogaaminta la xiriira
Fursado qalijabinta ka dib ah
Xiriiro caalami ah oo xirfadaada kaba

Fadlan La soco!! Fursadaha hos ku xusan sanad kasta waa ay furmaan hadii ay sanadkan ku dhaafin kuwo soo socda ayaad ka faa iidaysan insha Allah.

1. Carnegie Mellon University Africa 🇷🇼.

2. University of California Berkeley 🇺🇸

3. American University of Beirut 🇱🇧

4. University of Edinburgh 🇬🇧

5. EARTH University 🇨🇷

6. McGill University 🇨🇦

7. University of Cambridge 🇬🇧

8. University of Oxford 🇬🇧

9. SciencesPo 🇫🇷

10. Arizona State University (ASU) 🇺🇸

📢 Fadlan lasii wadaag qof kasta oo ka faaiidaysan kara fursadahaan

📣Meel fog gaarsiiya

#Scholarships #Africa #Education #deeqwaxbarasho #Somalia

Related Stories